Pages

Monday, November 14, 2011

War Saxaafadeed ay Soo Saartay Beesha JAARSO



Subject : War saxaafadeed ay soo saartay beesha JAARSO

October 16, 2011

Ururka Dhalinyarada Qurbo Joogta Beesha JAARSO Ee Waqooyiga America.

War saxaafadeed ay soo saareen jaaliyadda JAARSO ee Waqooyiga America:

Monday, July 18, 2011

Taariikh Kooban Oo Ku Saabsan Beel Waynta JAARSO










Jaarso waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta Direed , qabiilka jaarso wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool Ethiopia kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba

Sunday, May 15, 2011

Baaq Kasoo Baxay Waxgaradka iyo Odayaasha Beesha JAARSO ee ku Nool North America & Europe



Baaq Kasoo Baxay Waxgaradka iyo Odayaasha Beesha JAARSO ee ku Nool North America & Europe

Date:  May 15th, 2011


Waa warqad furan oo ku socota  madaxwaynaha DDS mudane Abdi Mohamuud Cumer




Sunday, May 1, 2011

Kulan Qaas ah oo Dhex Marey Maddaxweynaha DDS iyo Jaaliyadda Beesha Jaarso Ee Wadanka UK




 Kulan balaadhan oo ka dhacey Qasrigga Safaaradda Ethiopia ay ku leedahay Magaaladda London ayaa waxa uu dhex marey Maddaxweynaha Dawladda Degaanka ismaamulka Somalida Kililka Shanaad iyo Jaaliyadda Qurbo jooga Beesha JAARSO.

Thursday, September 9, 2010

BAAQ TAAGEERO: Beesha Jaarso oo u Hambalyeyneysa Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar



09/09/2010 Anagoo Ah isutaga Jaaliyadaha Beesha Jaarso Ee Ku Kala Nool Wadama Uk, USA, Canada,Sweden,Autralia iyo Dhamaan Daafaha Dunida Waxaan Halkan Taageero,Hambaliyo iyo Bogaatin uga Diraynaa Madax Waynaha Cusub Ee Dawlada Deegaanka Soomalida Mudane Cabdi M.Cumar Waxaaana u Rajaynaynaa inuu Noqdo Madax Wayne Dalkiisa iyo Diintiisaba Wax u Qabta